Cali Mahdi: “Beesha Mudulood wax aysan rabin Soomaaliya lagama sameyn karo”

Madaxweynihii hore ee Somalia Cali Mahdi Maxamed ayaa sheegay in beesha uu ka soo jeedo ee Mudulood aysan aheyn qabiil ee ay noqotay qowmiyad weyn, isagoo dhinaca kale dhaliilay hab dhaqanka DF. Cali Mahdi oo ka hadlay shirweyne maanta beesha Mudulood uga furmay magaalada Muqdisho oo looga hadlayo aayaha beesha ayaa sheegay in beesha Mudulood … Continue reading Cali Mahdi: “Beesha Mudulood wax aysan rabin Soomaaliya lagama sameyn karo”